Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Ciidamo Ethiopian ah oo dad Rayid ah ka qab qabtay degmada Ceel-barde ee Gobolka bakool.

Ceel-Barde,(WNT):-Ciidamo Ethiopian ah oo shalay soo gaaray degmada Ceel-barde ee Gobolka bakool ayaa la sheegay in halkaasi ka qab qabteen dad Rayid ah.

Ciidamada ayaa howlgalkaasi la xaqiijiyay in ay ku kaxeysteen Hooyo iyo 4-Carruur ah oo ay dhashay isla markaana la sheegay in ay ula dhaqaaqeen dhanka dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in arintaasi cabsi xoogan ku abuurtay isla markaan aysan garan karin howgalkaasi ay wadaan Ciidamada Ethiopia.

Saraakiil ka tirsan dowlada KMG ah oo arintaasi wax laga waydiiyay ayaa beeniyay wax ciidamo Ethiopian ah ku sugan yihiin degmada Ceel-barde ee Gobolka Bakool.

Dhinaca kalena saraakiil Ethiopian ah iyo kuwo soomaali ah ayaa la sheegay in xalay kulamo xiriir ah ku lahayeen degmada Ceel-barde kaasi oo aan ujeedkiisa la ogeyn.

Balse wararka ayaa sheegay in ay ka wada hadleen sidii ciidamada Soomaalida ee degmadaasi ku sugan ugu diyaar garoobi lahaayen weeraro ay ku qaadaan gobolada Bay iyo Bakool.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.




   
Ciid Mubaarak    10 Sep 2010
Qaraxyo Ismiidaamin oo Maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.    09 Sep 2010
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software