Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Shariif Sheekh Axmed oo safiir u magacaabay Maraykanka

Muqdisho(WNT)-Madax weynaha dawlada FS  Shariif Sheekh Axmed ayaa safiir cusub u magacaabay dalka Maraykanka,iyadoo xilka laga qaaday safiirikii hore ee Soomaaliya u joogay Isla dalkaasi maraykanka.

 

Waxaa loo magacaabay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiyada dalka Maraykanka Abuukar Caddoow Carman,oo ah nin degan dalka Maraykanka muddo dheerna halkaasi ku noolaa.

 

Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu talaabada magacaabida qaaday ka dib markii latashiyo la sameeyey raga isaga la taliya ka dibna uu magacaabay Carmaan.

 

Horay ayaa Soomaaliya safiirka dalka Maraykanka waxaa uga ahaa Cilmi Ducaale oo isna hayey labada jaga ee kala safiirka Soomaaliya u jooga Maraykanka iyo weliba Qaramada Midoobay.

 

Cilmi Ducaale oo horay uu u magacaabay M/weynihii hore C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa xil ka qaadistiisu timid xilli dawlada Sheekh Shariif Madaxda ka yahay ay ka taliso oo qur laba degmo ka tirsan magaalada Muqdisho waqtigii yaraa ee la doortayna uu gabaabsi sii yahay.

 

Waxaa iyana xusudi mudan Dhowaan dawlada Magac ahaata u jirta ee Sheekh shariif ay shaacisay inay albaabada u laabayso ilaa 8 safaaradood dunida ku yaala iyagoo taasi ku macneeyey ka dib markii ay dabooli waayeen kharashkooda iyo weliba kolkii si fiican ay u hawl geli waayeen shaqsiyaadka halkaasi  madaxda ka ahaa.

 

Xafiiska wararka Muqdisho




   
Ciid Mubaarak    10 Sep 2010
Qaraxyo Ismiidaamin oo Maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.    09 Sep 2010
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software