Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Daawo:tuugo xabsi si la yaab leh damacday inay uga baxsato oo la qabtey‏.‏

Dhacdo la yaab leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday xabsi ku yaalo dalkaas Brazil ka dib markii laba nin oo ku jirey xabsigaas ay si la yaab leh oo aan horey loo arkin isugu dayeen inay kaga baxsadaan xabsigaas arintaas oo ay la yabaabeen dhamaan dadka aduunka.  

Labdaan nin oo lagu kala magacaabo Sidney da Cruz oo 24 sano jir ah iyo Carlos Pereira oo asagana 18 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inay ku xirnaayeen xabsiga lagu magacaabo  Delegacia de Furtos oo ku yaala magaalada Curitiba, ee koonfurta dalkaas Brazil, Laakiin labadaan nin ayaa waxay damceen inay xabsigaas kaga baxsadaan ka dib markii ay dhex galeen bacaha qashinka oo ka dibna sidii qashinkii oo kale ay shaqaaluhu dibada u tuuraan ayna halkaas ka baxaan iyagoo xor ah, labadaan nin ayaa markii la qadeeyey ayey waxay dhexda ka galeen bacihii qashinka laga buuxiyey ka dibna waxay isa soo dhigeen halka qashinka laga qaado iyagoo sidii oo qashinka oo kale ah, Laakiin markii ay xoogaa halkaas ku sugnaayeen oo ay sugayeen in la qaado ayaa waxaa meesha soo maray mid ka mid ah ilaaladii xabsigaas kaas oo dareemay inay bacuhu dhaq dhaqaaqayaan taas oo keentay inuu si fiican u eego halkaas oo uu ku arkay nimamnkaas oo siku qarinaayo qashinkaas ka dibna halkaas ku jeexay bacihii oo uuna ka soo saarey nimankaas damacsanaa inay xabsigaas ka baxsadaan.  

Ugu dambeyntiina iyadoo labadaas nin markii dambe dib loogu celiyey xabsiga ayaa ilaaliyihii dareemay dhaqdhaqaaqa nimankaas oo lagu magacaabo Cleverson Mineiro waxaa uu sheegay inuu markii hore u maleeyey inuu dooli ama jiir uu qashinka ka dhex dhaqaaqaayo ilaa uu arkey wax aysan indhihiisu rumeysan waayeen, Sidoo kale ayaa taliyaha booliiska ee xabsigaas oo lagu magacaabo Gerson Alves Machado waxaa uu sheegay inuu la yaabay falkaan oo uu ku tilmaamay mid caqli xumo ah maadaama bacahaasi loogu talagay wax fudud sida ay ragaas culus ugu maleeyeen in lagu qaado bacahaas sidii qashinka oo kale, labadaan nin oo markii hore loo soo qabtey baabuur ay xadeen ayaa waxaa laga yaabaa in mar kale loo xukumo isku day baxsi oo ay ku fashilmeen.

Halkaan ka daawo: http://www.youtube.com/watch?v=u2R3ugw-w_A

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com




   
Faah Faahin Dheeraad ah oo ku Saabsan Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay (Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    17 Jun 2013
Wiil Soomaali ah oo dabaq dheer iska soo tuurey ka dib markii loo diiday sharciga!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 Jun 2013
Machcadka barashada xirfadaha ee new generation xaruntiisa Baargaal oo si rasmi ah loo furay    16 Jun 2013
Ururka sahal oo jawaab cad ka bixiyey shirkii shirqoolka ahaa ee Xuseen Carab iyo Max’ud Guure    16 Jun 2013
Daawo:Nin Soomaali oo ku Xasuuqay Soomaali kale dalka Mareykanka‏    15 Jun 2013
Daawo : Dhacdo naxdin iyo yaab leh oo qabsatay odey waayeel ah kadib Markii Wiilkiisa uu ku xabisay deerka gurigiisa‏    14 Jun 2013
Gabar Soomaaliyeed oo maxkamad ku taala Ingriiska ku xukunay 250 saacadood oo iskaa wax u qabso ah!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    14 Jun 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software