Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Burburka laba diyaaradood oo laga lahaa dalka Uganda oo la helay

Burburka laba diyaaradood oo nooca Helicpterska ah ayaa laga heley gudaha dalka Kenya maanta oo Talaado ah,iyadoo horay loo waayey labadn diyaaradood maalintii Axadda waxaana ay ka yimaadeen dalka Uganda iyaga oo ku sii jeedey dalka Soomaaliya si ay u xoojiyaan ciidamada AMISOM,iyagoo markaasi soo haaday Garoonka Entebbe ee xarunta dalka Uganda ee Kampala.

“Diyaaradaha waan helay laakiin waa kuwo gubtey” ayuu yiri sarkaal sare oo u hadley Mileteriga Kenya ” Ma garan karno halka ay ku danbeeyeen dadkii saarnaa ayuu hadalkiisa raaciyey.

Afhayeenka Ciidanka Kenya Bogta Ongeri ayaa isaguna xaqiijiyey in burburka diyaaradaha la helay, waxaana burburkooda laga helay buuraha dhaadheer ee dalka Kenya “Mount Kenya”

War bixin kooban oo diyaaradahan laga sheegay ayaa lagu yiri,waxaa saarnaa 10 qof oo shale ah.

Diyaaradahaan oo ahaa 3 xabo ayaa waxa ka badbaaday hal xabo,waxaana qorshohoodu ahaa inay qay  ka noqdaan oo dhinaca cirka ka xoojiyaan ciidamada AMISOM ee ka hawl gala Soomaaliya,iyadoo dhowaan Uganda sheegtay inay ciidamo dhinaca cirka ah diri doonto.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software