Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
SHariif Xasan Shiikh Aadan oo si rasmi ah ugu dhawaaqy inuu yahay murashax uu tartamaya xilka madax-weynenimada Soomaaliya (Sawiro).

Waayaha.net

Gudduumiyaha balamanka Soomaaliyeed Shariif Xasan SHiikh Aadan ayaamanta si rasmi ugu dhawaaqay inuu u tartamayo xilka jagada madax-weynenimada Soomaaliya, SHariif Xasan oo ka hadlay kulan baalaran oo ay soo abaabuleen taageerayaashiisa oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu tartankan ay dadka badan isu soo taagaeen uu ka qayb qaato ay ku qasabtay xaaladda ay Soomaaliya ku jirto isla markaasna uu aaminsanyahay inuu isaga ka saaro karo.

SHariif Xasaan ayaa sheegay in haddii isaga la doorto oo dalka Soomaaliyeed ku soo dabbaali doono nabada gelyo iyo cadaalad iyo horumar, wuxuuna si gaar ah farta ugu fiiqay inuu wax ka qaban doono arrimaha amniga, kulankan uu isku rashaxay SHarrif xasan ayaa waxaa ka soo qayb galay labada gole ee dowladda iyo dad-weyne fara badan oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Waxaa iyagana shirka oraahdooda ka soo jeediyay Xasan Abshir Faarax oo isaga laf ahaantiisa shalay ku dhawaaqay inuu murashax yahay mar uu saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho,iyo General Yuusuf Max'ed Siyaad (Yuusuf-indho-cadde) sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa kulankaas ra'iisal wazaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabd-Rashiid Cali, sida muuqatana waxaa wali aan soo dhammaan tirada murashaxiinta danayniya xilkaa oo ilaa iyo hadda33qof gaaray inta la hubo.




   
Faah Faahin Dheeraad ah oo ku Saabsan Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay (Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    17 Jun 2013
Wiil Soomaali ah oo dabaq dheer iska soo tuurey ka dib markii loo diiday sharciga!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 Jun 2013
Machcadka barashada xirfadaha ee new generation xaruntiisa Baargaal oo si rasmi ah loo furay    16 Jun 2013
Ururka sahal oo jawaab cad ka bixiyey shirkii shirqoolka ahaa ee Xuseen Carab iyo Max’ud Guure    16 Jun 2013
Daawo:Nin Soomaali oo ku Xasuuqay Soomaali kale dalka Mareykanka‏    15 Jun 2013
Daawo : Dhacdo naxdin iyo yaab leh oo qabsatay odey waayeel ah kadib Markii Wiilkiisa uu ku xabisay deerka gurigiisa‏    14 Jun 2013
Gabar Soomaaliyeed oo maxkamad ku taala Ingriiska ku xukunay 250 saacadood oo iskaa wax u qabso ah!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    14 Jun 2013
Ururka war murtiyeed ururka Sahal xasuuqii DFS iyo wasiirkeeda FIQI    14 Jun 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software