Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
masuul ka tirsanaa wasaaradda warfaafinta DKMG oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho(WNT)-Waxaa saakay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho lagu dilay masuul ka tirsanaa wasaarrada warfaafinta Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Cali Cismaan (Yusuf Farey).

Dilka marxuumka ayaa sida la sheegay waxaa gaystay laba nin oo baastoolado ku hubaysan,waxaana la sheegay inay halkaasi ay ka carareen markii ay dilka gaysteen.

Degmada dharkeynley ee gobolka banaadir ayaa hadda hormuud u ah dhinaca dilalka qorshaysan,waxana lagu dilay aad tiro badan oo ugu danbeeyey Yusuf Farey.

Ma jiro wax hadal ah oo dawladu ka soo saartay dalka marxuumka,waxana iyana jirin koox sheegtay dilkiisa,waxaase la tuhunsan yahay inay danbeeyaan kooxda Al-shabaab.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software