Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
AMISOM oo baydho kala wareegtay ciidamadii Ethiopian-ka ahaa iyo Ethiopian-kii oo baxay

Baydhabo(WNT)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa waxay sheegayaan saldhigyadii ciidamada Ethiopia ay halkaasi kaga suganaayeen lagu wareejiyay ciidamada AMISOM.

Wararkan ayaa intaasi ku daraya in ciidamada AMISOM oo maalmahaanba halkaasi ku sii qul qulayeen  in ay haatan inta badanba ay la wareegeen sal dhigyadii ay ku sugnaayeen ciidamada Ethiopia.

In kastoo aan  si dhab ah loo ogeyn  tirada ciidamadda AMISOM ee hadda ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa warar hor dhac oo soo baxayaa waxay sheegayaan hadda joogaan ilaa kun askari,iyadoo weliba lagu wado in tirada intaasi laga badiyo oo la gaarsiiyo 2500 oo askari oo ka socda Uganda iyo Burundi.  

Sal dhigyada hadda  AMISOM ay  la wareegtay ayaa waxaa ka mid ah  Warshaddii Abukaate Xasey ee Magaalada Baydhabo,oo ciidamada Ethiopianku xarun ka samaysmeen kolkii halkaasi shabaab laga saaray.

Warar hadda soo baxayana waxay sheegayaan in magaalada Baydhabo ay isaga baxeen ciidamadii Ethiopia ee halkaasi ku sugnaa,lamana sheegin halka ay jaaha saareen.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software