Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Maxkamad ku taal dalka Jarmalka oo joojisay gudniinka iyo Yuhuuda oo ka carootay

Cologne(WNT)-Maxkamad ku taal  dalka German magaalada Cologne ayaa go,aan ku gaartay in dalkaasi laga joojiyo gurniinka wiilasha yar yar,iyadoo arintaasi ku tilmaantay dhibtaabo in loogu gaysanayo jirka caruurta yar yare e saqiirka ah.

Maxkamada ayaa sheegtay inay ilmahu isagu ga,aan ka gaari karo gudniinkiisa markii uu gaaro 18 sano hase ahaatee aan waaridku ku salayn rabitaankooda xagga diinta.

Arintaan ayaa  timid ka dib markii dhaqtar ku sagan magaalada Cologne uu guday wiil yar oo 4 jir ah,ka dibna dhiigiisa la joojin waayey,waxaana taasi keentay in waalidkan maxkamadu ku xunto in gaysteen inay dhib u gaysteen jirta ilmo yar oo aan waxba go,aan ah gaari karin.

Arintaan ayaa waxay ka caraysiisay bulshada Yuhuuda oo iyagu qarniyaal badan ku noolaa dalalka Yurub gaar ahaan dalka German,waxaana ay sheegeen arintaani tahay mid lagu fara geliyey xoriyada diimaha iyo weliba inaan dadka loo ogalayn in cibaadooyinkooda u madax banaanaadaan.

Madaxa ugu sareeya bulshada Yuhuuda magaalada Cologne ayaa sheegay inay tani tahay fara gelin aan meel loogu soo gaban oo lagula kacay diinta iyo weliba si cad  maxkamadu uga hor timid  xoriyadda diinta.

Dalka German ayaa waxaa ku nool Musiliim gaaraysa 5 million oo budan turki waxaana taasi saamayn ku yeelan doontaa xoriyadooda dhaqanka diinta islaamka.

Dhinaca kale waxaa laga yaabaa in madaxkamadan lagaga adkaado go,aanka ay gaartay iyadoo dalalka aan muslimiinta ahayn qaarkood u arkaan in gudniinku uu ka hor tago dhibaatooyin la xiriira dhinaca caafimaadka.

Xafiiska wararka Waayaha.net 




   
Faah Faahin Dheeraad ah oo ku Saabsan Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay (Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    17 Jun 2013
Wiil Soomaali ah oo dabaq dheer iska soo tuurey ka dib markii loo diiday sharciga!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 Jun 2013
Machcadka barashada xirfadaha ee new generation xaruntiisa Baargaal oo si rasmi ah loo furay    16 Jun 2013
Ururka sahal oo jawaab cad ka bixiyey shirkii shirqoolka ahaa ee Xuseen Carab iyo Max’ud Guure    16 Jun 2013
Daawo:Nin Soomaali oo ku Xasuuqay Soomaali kale dalka Mareykanka‏    15 Jun 2013
Daawo : Dhacdo naxdin iyo yaab leh oo qabsatay odey waayeel ah kadib Markii Wiilkiisa uu ku xabisay deerka gurigiisa‏    14 Jun 2013
Gabar Soomaaliyeed oo maxkamad ku taala Ingriiska ku xukunay 250 saacadood oo iskaa wax u qabso ah!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    14 Jun 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software