Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Madaxweyne Shariif oo u amba baxay Isu taga Imaaraadka Carabta.

Adis ababa,(WNT):-Madaxweynaha dowlada KMG ah Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa u amba baxay dalka Isu taga Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka amba baxay magaalada Adis ababa ee dalka Ethiiopia.

Xubno ka tirsan Wafdiga Madaxweynaha ayaa warbaahinta u sheegay in socdaalkooda la xiriiro casuumad ay ka heleen madaxda dalkaasi.

Sheekh Shariif ayaa Magaalada Adis ababa kula kulmay Ra'isul Wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zanawi.

Waxaana kulankooda ahaa mid ay kaga hadleen arimo dhowr ah gaar ahaan sidii labada dowladood isaga kaashan lahaayeen amaanka.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.




   
Faah Faahin Dheeraad ah oo ku Saabsan Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay (Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    17 Jun 2013
Wiil Soomaali ah oo dabaq dheer iska soo tuurey ka dib markii loo diiday sharciga!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 Jun 2013
Machcadka barashada xirfadaha ee new generation xaruntiisa Baargaal oo si rasmi ah loo furay    16 Jun 2013
Ururka sahal oo jawaab cad ka bixiyey shirkii shirqoolka ahaa ee Xuseen Carab iyo Max’ud Guure    16 Jun 2013
Daawo:Nin Soomaali oo ku Xasuuqay Soomaali kale dalka Mareykanka‏    15 Jun 2013
Daawo : Dhacdo naxdin iyo yaab leh oo qabsatay odey waayeel ah kadib Markii Wiilkiisa uu ku xabisay deerka gurigiisa‏    14 Jun 2013
Gabar Soomaaliyeed oo maxkamad ku taala Ingriiska ku xukunay 250 saacadood oo iskaa wax u qabso ah!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    14 Jun 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software