Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
dagaalk adag oo dhacay Badhaadhe

 Badhaadhe(WNT)-Dagaal xooggan oo khasaare keenya ayaa ka dhacay Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose, waxaana dagaalka dhex maray ururka Al-shabaab iyo ciidamada dawlada oo gacan ka helaya kuwa Kenya.

Dagaalka ayaa bilowday kamarkii ciidamada ururka Al-shabaab ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen saldhigyada ciidamada kenya iyo kuwa dawladu ay ku lahaayeen Degmada Badhaadhe oo horay looga qabsaday ururka Al-shabaab.

 Dagaalka oo ahaa mid xooggan ayaa wararka ka soo baxayaa waxay sheegayaan in laysu adeegasaday hubka noocyadiisa kala duwan ,iyadoo wararku intaasi ku darayaan in dad shacab ahi dhibaato ka soo gaartay.

Ciidamdamada dawlada ayaa qiray in saldhigyadooda lagu soo qaaday dagaal,hase ahaatee waxaa uu ka gaabsday inta khasaruhu leegyahay,waxaase uu ku soo koobay inay iska difaaceen ururka Al-shabaab,deegaanadii ay ka soo duuleena ay qabsadeen.

Dhinacodana ururka Al-shabaab ayaa ku faanay in dagaalkii ay soo qaadeen qorshihii ay ka lahaayeen u hirgalay,waxana ay intaasi ku dareen inay laayeen ciidamadii halkaasi ku sugnaa,iyadoo weliba hubkii ka qaatay.

Deegaanka Badhaadhe iyo guud ahaan gobollada Jubbooyinka oo horay looga qabsaday ururka Al-shabaab,ayaa dagaalkoodu daba dheeraaday,waxaana arintaani lagu tilmaamay gobolka oo ah hawd ah iyo ururka Al-shabaab oo dagaalkooda dhuumasho u badalay.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software