Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Al-shabaab oo goor dhoweyd lagala wareegay Balcad

Balcad(WNT)-Ciidamada dowlada iyo AMISOM oo ay jaal yihiin ayaa goor dhoweyd lawareegay gacan ku haynta degmada Balcad ee Gobolka Sh/dhexe oo horay ay muddo dheer uga taliyeen ciidamada Al-shabaab.

Ciidamadan huwanta ah ayaa gudeheeda galay ka dib markii ay ogaadeen in halkaasi ay isaga baxeen ciidamada ururka Al-shabaab,waxaana warar iminka soo baxayaa ay sheegayaan in ciidamada dawladu horay u sii dhaafeen oo hadda u sii jeedaan dhanka magaalada Jawhar. 

 Degmada Balcad ayaa ururka Al-shabaab waxay ugu fadiday macne weyn waxay ahayd meel israatijiyada ciidamada aad ugu wanaagsan oo ka ilaashadaan deegano badan hase ahaatee hadda waxay halis u yihiin, in lagala wareego magaalada Balcad.

Xafiiska wararka Waayaha.net  




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software