Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
guddigii hore ee dastuurka oo weli dood ka qaba in dastuurkii dhamaystirmay

Gudiga madaxa banaan ee soo diyaariyey Dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaaliya ayaa weli dood ka qaba inuu dasuurku dhamays tirmay,waxayna cabasho ka muujiyey fara gelin ay sheegeen in xukuumadda KMG ahi ay howshooda ku samaysay.

Gudoomiyaha gudiga Cabdilaahi Xasan Jaamac ayaa sheegay in mas’uuliyiinta sare ee dowladu ay ku wargeliyeen in nuqulka kama danbeysta ah ee dastuurka ay gudiga farsamo ee dhowaan saxiixeyaashu ku heshiiyeen uu soo saari doono.

Arintaas ayuu ku tilmaamay inay tahay mid aan sharciga waafaqsanayn maadaama sida sharciga ahi ay tahay in marka ay gudiga madaxa banaani qoraalka Dastuurka dhameeyaan ay horgeeyaan odayaasha dhaqanka iyo culimaa’uddiinka.

” Waxay noo sheegeen in nuqulka kama danbeysta ah ay soo diyaariyeen gudiga farsamo, dhamaam bogagiisana ay ku saxiixan yihiin fuliyeyaasha Roadmapka, iyadoo naloo sheegay in aanan waxba ka bedeli karin ” ayuu yiri C/llaahi Xasan Jaamac.

C/llaahi Xasan Jaamac  ayaa mar la weydiiyey talaabada ay qaadanayaan ayuu sheegay in ay go’aan ku gaareen inaysan culimaa’uddiinka iyo madaxda dhaqanka horgeyn nuqul aan ahayn kii iyagu horay u diyaariyeen.

” Gudigu markii uu dhinac walba ka eegay wuxuu isla gartay in nuqulkaas aysan iyagu qaadin maadaama uu yahay mid aan sharci ahayn islamarkaana aysan horgeyn culimada iyo odayaasha dhaqanka “. Ayuu yiri markale C/llaahi Xasan Jamac.

Kullankii lagu qabtay magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Ethiopia kolkii saxiixaya geeddi socodka nabaddu heshiiskii ay saxiixeen ayaa waxaa ka mid ahaa waxyaabihii lagu heshiiyey in guddiga dastuurka waqtigiisu dhamaaday maadaama ay dastuurka soo gudibyeen, waxaana halkaasi lagu magacaabay gudi farso oo hoos imaanaya wasiirka dastuurka,waxaana arrintaasi ka biyo diiday gudii hore ee dastuurka, ilaa haddana weli doodooduna taagan tahay.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software