Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Afmadow oo badeecadaha ganacsiga laga hor istaagay

Afmadow(WNT)- Saraakiisha ciidamada Dowladda FKMG ah ee Soomaaliya ee ku sugan degmada Afmadow ee gobolka Jubada dhexe ayaa eed kulul dusha uga tuuray ururka Al-Shabaab oo sheegeen inay is hor taageen  raashinkii iyo alaabooyinkii kale ee ganasiga u iman jiray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada dhexe.

Masuuliyiintan ciidamada Dowladda intaasi ku daray in Al-Shabaab ay raashinkaasi is hor taageen taasina ay daliil uga dhigeen halkaasi ay hadda joogaan waxay ku tilmaameen cadowga Illaahay oo ay ula jeedaan ciidamada dawlada iyo kuwa Kenya.

Guddoomiyaha degmada Afmadow ee dhinaca dowlada ee dhowaan la magacaabay oo warbaahinta la hadlayey ayaa sheegay in halkaasi in muddo ahba la soo gaarsiin badeecadihii halkaasi ganacsiga u iman jiray,dadkana ay nolol xumo soo food saartay.

 Dhinaca kale guddoomiyaha degmada Afmadow ayaa dadka qalbiga ugu qaboojiyey sida ugu dhaqso badan arrintan looga bixi doono ciidamada dawladuna ay gaari doonaan magaalada dekadda ah ee Kismaayo.

Degmada Afmadow oo iyadu ku taal xuduuda Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxaa ka socday ganacsi aad u xooggan,waxaana dhaqaale fiican ka soo geli jiray xarakadda Al-shabaab,iyadoo taasi badalkeeda markii laga qabsaday ay hor istaageen in halkaasi wax badeecada la soo gaarsiiyo.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software