Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Abuu Mansuur Roobow oo dawladda Maraykanka u sheegay inuu ku sugan yahay Buur Hakaba

Afhayeenkii hore ee ururka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Masuur) oo dhowaan maraykanku ku soo daray  magiciisa rag maraykanku raadinayo ayaa sheegay in isagu uu diyaar u yahay in Dowladda Mareykanka uu u sheego halka uu kaga sugan yahay Soomaaliya,isagoo weliba intaasi raciyey inuu ku sugan yahay degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay.

“Waxaan ku suganahay masjidka magaalada Buurhakaba Jimcihii hore waxaan ku sugnaay Tiyeeglow waana Allaah mahadii meel waliba oo aan rabo ayaan lug ku maraa” ayuu yiri Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur.

Abuu Mansuur ayaa hadalkaan ka sheegay mar khodbad ka jeedinayey masjid ku yaal degaan uu sheegay inuu ku sugan yahay ee gobolka Baay,waxana si isku kal sooni ah u sheegay in dowlada Maraykanku aysan isku shidayn raadintiisa,waxaana uu intaasi ku daray xataa uu sheego halka uu joogo inaysan waxba ka ka guray dawlada Maraynku waa sida uu hadalka u dhiaye.

“Mareykan iyo xulafadiisa waxba nagama qaadayaan, waxna kama qaadi karaan Mujaahidiinta meel walba oo ay joogaa kuwa Afghanistaan jooga, kuwa Soomaaliya iyo kuwo kaleba anigana waxaan diyaar u ah inaan isu sheego halka aan ka joogo Soomaaliya, agteena dafiic ayey ka yihiin gaalada Allaah ayaana ka magan galnay inaanan arrkin gaal iyo shartiisa,” ayuu yiri mar kale  Abuu Masuur.

Sarkaalkan ka tirsan uururka Al-shabaab ayaa dhinaca kale hanjabaad u jeediyey dowladda Mareykanka iyo xulafadooda isagoo ku faanay in mujaahidintu joogaan meel kasta oo dunida ka mid ah.

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Masuur waxa uu ka mid yahay 7 sarkaal oo Dowladda Mareykanka ay madaxooda lacago dul dhigtay cidii soo sheegta , waana sarkaalkii ugu horeeyey oo ka tisan Al-Shabaab oo hadalkan ka soo yeero.

Abuu Mansuur ayaa ah shaqsi ka nooc duwan xarakada Al-shabaab intooda kale,waxaanaweeye nin aysan dad weynaha caadiga ah aad u kala fogayn tigeliyana odayaasha dhaqanka,waxana tani keentay inay kala fogaadaan oo xurgufi dhex marto madaxda sar sare ee ururka Al-shabaab.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software