Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Shirka Saxixayaasha Road Map-ka oo Maalintii labaad ka socanaya Magaalada Nairobi.

Nairobi,(WNT):-Madaxda Saxiixayaasha Heshiiska Road Map-ka ayaa Maanta mar kale kulan uga socanayaa xarunta QM ee Magaalada Nairobi.

Shirkaan ayaa ah mid lagu sii amba qaadayo ka hadalka qodobo dhowr ah oo shalay madaxda shirka ka qeyb galaysa isku mari waayeen.

Qaar ka mid ah qodobo ku qoran dastuurka iyo waliba qaabka soo xulida ergooyinka ayaa ah ah qodobada ugu weyn oo la isku mari la'yahay/

Mas'uuliyiin ka tirsan xubnaha shirka ka qeyb galaya ayaa inoo shegay in saraakiil ka socota besha caalamka haatan ku howlan yihiin sidii isku soo dhawaansho u dhex mari lahaa madaxda shirka ka qeyb galaysa.

"xubno beesha caalamka ka socda ayaa saaka shirka ka qeyb galaya si madaxda la isugu soo dhaweeyo go'aamada fog oo ay ka taagan yihiin qaar ka mid ah qodobada la isku mari la'yahay"ayuu yiri Sarkaalkaan oo magaciisa ka gaabsaday.

Shirka oo la filayay in maanta la soo gaba gabeeyo ayaa dib loo dhigay ilaa maalinta bari ah.

Qeybo ka mid ah Warbaahinta Soomaalida ayaa saaka tagay xarunta shirku ka socanayo si gaba gabada halkaasi uga soo tabiyaan balse loo sheegay in ilaa maalinta bari ah dib loo dhigay.

Wixii Warar ah ee ku soo kordha kala soco www.waayaha.net

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Nairobi-Kenya.




   
Faah Faahin Dheeraad ah oo ku Saabsan Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay (Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    17 Jun 2013
Wiil Soomaali ah oo dabaq dheer iska soo tuurey ka dib markii loo diiday sharciga!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 Jun 2013
Machcadka barashada xirfadaha ee new generation xaruntiisa Baargaal oo si rasmi ah loo furay    16 Jun 2013
Ururka sahal oo jawaab cad ka bixiyey shirkii shirqoolka ahaa ee Xuseen Carab iyo Max’ud Guure    16 Jun 2013
Daawo:Nin Soomaali oo ku Xasuuqay Soomaali kale dalka Mareykanka‏    15 Jun 2013
Daawo : Dhacdo naxdin iyo yaab leh oo qabsatay odey waayeel ah kadib Markii Wiilkiisa uu ku xabisay deerka gurigiisa‏    14 Jun 2013
Gabar Soomaaliyeed oo maxkamad ku taala Ingriiska ku xukunay 250 saacadood oo iskaa wax u qabso ah!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    14 Jun 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software