Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Madaafiic sababtay khasaarooyin kala duwan oo xalay lagu garaacay xaafadaha Muqdisho.

Muqdisho,(WNT):-Madaafiic xoogan ayaa xalay saqdii dhexe lagu garaacay xaafado ku yaala degmooyinka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho.

Madaafiicda ayaa ahaa kuwo ka soo dhacayay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaliya oo xiligaas Hoobiyayaal lagu garaacay.

Dadka ku dhaqan Muqdisho ayaa mar kaliya xalay ku soo toosay hugunka Madaafiicdaasi oo isugu jiray Hoobiye iyo BM-ay soo tuurayeen ciidamada AMISOM.

Xaafada Juungal oo ka mid ah xaafadaha degmada yaaqshiid ayaa ahaa halkii ay ku dhaceen madaafiicda ugu badan ee ka soo dhacayay xarunta Madaxtooyada.

Waxaana la xaqiijiyay in ay sababeen dhaawaca ilaa iyo 5-ruux oo ay ku jirtay Haweeney da'ah.

Dhinaca kale dadkii tirada yaraa ee ku haray xaafadaha degmada Wardhiigleey ayaa saaka isaga barakacaya guryahooda kadib markii ay la soo gudboonaatay Koronto iyo biyo la'aan xoogan.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.




   
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software