Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Xalay gaaray Magaalada Nairobi.

Nairobi,(WNT):-Madaxweynaha dowlada KMG ah Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu Hogaminayo ayaa xalay ka dagan Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

Sheekh Shariif iyo Wafdigiisa waxaa halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tirsan dowlada KMG ah iyo Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya.

Wafdiga Shariifka ayaa la filayaa in Maanta kulamo kala duwan la qaato saraakiil ka socota beesha caalamka ee ku sugan Magaalada Nairobi.

Sheekh Shariif ayaa ka soo amba baxay dalka Ugandha oo uu kaga qeyb gashay shir Madaxeedkii Ururka Midowga Afrika ee halkaasi lagu soo gaba gabeeyay.

Waxaana shirkaasi dowladiisa ay ka heshay balan qaadyo aan la ogeyn sida ay ku dhaqan gali soonaan.

Si kastaba Wafdiga Madaxweynaha ayaa laga filayaa in maalmaha ama saacadaha soo socda gaaraan Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Nairobi-Kenya.




   
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software