Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo saaka ka jira duleedka Magaalada Baladweyne.

Baladweyne,(WNT):-Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa saaka laga soo sheegayaa in ay ka jiraan duleedka Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Dhaq dhaqaaqyada ayaa ah kuwo ay sameynayaan ciidamada dowlada KMG ah ee ku sugan deegaanka Kala-beyrka.

Wararka ayaa sheegaya in si xoogan looga dareemayo duleedka Magaalada Baladweyne.

Ciidamada Al-shabaab ayaa dhankooda ah kuwo horay uga sii siqay dhufeyso ay ku lahaayeen magalada.

Iyaga oo ku sii jeeda halka ay dhaq dhaqaaqa ka wadaan ciidamada dowlada KMG ah.

Dadka ku dhaqan Baladweyne ayaa dhaq dhaqaaqyadaasi dareen xoogan ka muujiyay.

Lama oga sida xaalka Magaalada ku dambeyn doono saacadaha soo socda.

Xafiiska Wararka waayaha.net,Muqdisho.




   
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software