Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Xarakada Al-shabaab oo ka hadlay ciidamada cusub ee la keenayo dalka Soomaaliya.

Muqdisho,(WNT):-Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Sheekh Cali dheere ayaa ka hadlay Mowqifkooda ku aadan ciidamada cusub ee Midowga Afrika dhawaan ku go'aamiyeen in la keeno soomaaliya.

Sheekh Cali dheere ayaa xusay in ciidamadaasi aanay wax saameyn ah dhankooda ku yeelan doonin.

"wax culeys ah naguma yeelan doonaan ciidamada la hadal hayo in la keenayo soomaaliya"ayuu yiri Sheekh Cali dheere.

Afhayeenka Al-shabaab ayaa sidoo kale xusay in ciidamada shisheeye uu kala dhaxeeyo Xabad isla markaana aanay waxba ula hari doonin.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa ka hadlay dagaaladii dhawaan ka dhacay deegaano ka tirsan Puntland isaga oo xusay in aanay wax lug ah ku leheyn.

Waxaa uuna dagaaladaasi ku macneeyay in uu u dhaxeeyay shacab muslimiin ah iyo ciidamo u adeegaya wadamo shisheeye.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.




   
Qaraxyo Ismiidaamin oo Maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.    09 Sep 2010
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software