Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Baarlamanka puntland oo maanta xilka ka qaaday 3 xildhibaan.

Garoowe(WNT)-Xilka qaadista xildhibaadan  ayaa timi ka dib markii ay xukuumadu ka gudbisay eeday la xiriirta jabinta qawaaniinta dalka iyo gacan siinta kooxo doonaya kala go,aynta dalka sida eedaynta lagu sheegay.

Waxaa xukuumadu eedaasi u gudbisay xeer ilalinta  mudo afar maalmood ah  ka hor iyadoona saaka  goloha wakiilada hortooda uu eedayntaasi ka akhriyey xeer ilaaliyaha guud ee puntland iyadoo mar khaatiyaal ku cadeeyey eedaytaasina loo haystay xildhibaanda ay ku fureen  oo ka tirsan mudanyaasha baarlamanku ka dibna ay  goluhu cod u qadeen xasaanad kala noqoshada xildhibaabda.iyadoo 26 mudane ay ku codeeyeen xasaanad kala laabashada xildhibaanda la soo eedeeyey halka 22 kale ayu codeeyeen in aan laga qaadin afarna ay ka aamuseen intaas dabadedna uu gudoomiyaha baarlamana cabdirashiid maxamed xirsi uu ku dhawaaqay in ay ka baxaan hoolka barlamanka.

Sida uu warbaahinta u sharaxay xeer ilaaliyaha guud ee puntland Maxamuud Xasan Cismaan,waxana uu tilamaamay in ay sadaxdaa mudane danbi qaran ka galayn Qaranka puntland.

Mudanayaasha maantay xasaanada lagala noqday ayaa kala ahaa

1:Ibraahin maxamad Guure

2 Abshir Cabdi’Casiis Shiikh

3 Cumar jamac Saleebaan

Intyaas ka dib xildhibaanada xilka laga Qaadaya warbaahinta la hadalay ayaa sheegay xil ka qaadistaasna in aysan aheeyn mid caddaalad aysana ku qanacsanayn,waxaana ay ku tilmamay xil ka qaadistaan mid la soo abaabulay oo ay soo abaabuleen dad ay isku raas yihiin.

Si kastaba ha ahaatee warar hoose oo aanu helayno dhacdadan ayaa sheegaya in xilka qaadistani ay timi kadib markii xildhibaanadan lagu eedeeyey in ay xiriir la leeyihiin Kooxda SSC oo ay  sheegeen in yasan marnaba ka mid ahayn Maamulka Puntland oo uu hor kacayo mudane Cabdiraxman Farole.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Ciid Mubaarak    10 Sep 2010
Qaraxyo Ismiidaamin oo Maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.    09 Sep 2010
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software