Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Khilaaf xoogan oo ka dhashay dhaqaalaha la siinayo ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Somalia.

Kambala,(WNT);-Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu ka dhashay dhaqaalaha la siinayo ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Khilaafkaan ayaa yimid kadib kulan dhaqaalaha ciidamada AMISOM looga hadlayo Magaalada kambala ku qaateen Madaxweynaha Ugandha Yuweri Musafani, Madaxweynaha Tanzania Jakaya Kikwete,Ra'isul Wasaaraha Ethiopia Melez Zanawi iyo Kaaliyaha xoghayaha arimaha dibada Mareykanka ee Geeska Afrika Mr Johnnie Carson kaasi oo looga hadlayay dhaqaalaha cidiamada.

Wararka soo baxay ayaa sheegaya in Madaxweyne Musafani iyo Johnnie Carson isku fahmi waayeen cadada ciidamada la siinayo dhaqaale ahaan iyo qaabka loo siin doono.

Johnnie Carson ayaa laga soo xigtay in aan la gaarin waqtigii dhaqaale buuran la siin lahaa ciidamada AMISOM.

Waxaana taasi la keenay in si weyn uga careysiiyay Madaxweynaha Ugandha Yuweri Musafani isla markaana la soo wariyay in shirkii isaga tagay.

Si kastaba dowlada Mareykanka ayaa bixisa dhaqaalaha ugu badan ee la siiyo ciidamada Afrikaanka ee soomaaliya ku jooga Magaca Nabad ilaalinta isla markaana taageero siiya dowlada KMG ah.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Kambala-Ugandha.




   
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software