Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Mudanayaasha baarlamaanka KMG ah oo Maanta kulan ku qaadanaya xarunta golaha shacabka.

Muqdisho,(WNT):-Xildhibaanada baarlamaanka KMG ah ayaa Maanta kulan ku qaadanaya xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa ah mid xildhibaanada ku sii amba qaadayaan ka doodista xeer hoosaadyada baarlamaanka.

Ku simaha Gudoomiyaha C/waaxid Sheekh Ibraahim ayaa shalay warbaahinta u sheegay in xildhibaanada looga baahan yahay in xil iska saaraan waajibaadka ka saaran dalka.

Isaga oo ku eedeeyay baaqahada kulankii shalay Mas'uuliyad daro ah sameeyeen xildhibaanada.

Kalfadhigii shalay ayaa dib u dhacay kadib markii kooramkii loogu tala galay fadhiga baarlamaanka uu soo buux sami waayay.

Si kastaba Maanta ayaa la filayaa in kulankaasi dib uga furmo xarunta golaha shacabka.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.




   
Qaraxyo Ismiidaamin oo Maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.    09 Sep 2010
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software