Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah oo xalay Qaraxyo lagula eegtay degmada Wadajir.

Muqdisho,(WNT):_Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah ayaa xalay qaraxyo xoogan lagula beegsaday qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee Gobolka banaadir.

Qaraxyada ayaa ahaa Bam gacmeedyo lala beegsaday goob ciidamada dowlada ku sugnaayeen.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Wadajir Xuseen Bootaan ayaa sheegay in aanay jirin khasaare qaraxyadaasi ka soo gaaray ciidamada dowlada.

Balse wararka qaar ayaa sheegaya in ay jiraan khasaare soo kala gaaray ciidamada iyo dad rayid ah.

Ciidamo dowlada ka tirsan ayaa saaka baaritaano ka wada goobihii xalay qaraxyadu ka dhaceen.

Lamana oga dhab ahaan waxyaabaha ay ku soo qab qabteen ciidamada dowlada howlgalada ay sameynayaan.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.




   
Ciid Mubaarak    10 Sep 2010
Qaraxyo Ismiidaamin oo Maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.    09 Sep 2010
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software