Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Dagaalo iyo duqeymo galaaftay nolosha dad rayidka ah oo galabta dib uga qarxay Muqdisho.

Muqdisho,(WNT):-Dagaalo xoogan iyo duqeymo sababtay dhimashada dad rayid ah ayaa galabta dib uga qarxay degmada Hodon ee Gobolka banaadir.

Dagaalka ayaa ka qarxay Saldhiga degmada Hodon iyo waliba fagaaraha tarabuunka oo fariisin u ah ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah.

Madaafiic cul culus ayaa laga maqlayay goobaha labada dhinac ku dagaalamayeen.

Inta la xaqiijiyay 3-ruux ayaa ku geeriyootay madfac ku dhacay xaafad ka mid ah degmada Howl-wadaag halka 4-kalena ay ku dhaawacmeen.

Saraakiisha gaadiidka gurmadka deg dega ah ayaa saxaafada u sheegay in wali soo baxayaan cabasho ka yoo yeeraya dadka ku dhaqan goobo ka baxsan halka dagaalku ka dhacayay oo Madaafiicdu ugu tagtay.

Dad badan oo suuqa Maanta ka ganacsanayay isla markaana doonayay in galabta ka rawaxaan ayaa caawa halkaasi ku cayiran kadib markii dagaalku ka dul dhacay.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.




   
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software