Hogaamiyihii Mucaaradka Congo oo geeriyooday

Hogaamiyihii Xisbiga Mucaaradka dalka Congo, Etienne Tshisekedi ayaa geeriyooday isagoo arrimo caafimaad ugu maqan dalka Belgium gaar ahaan magaalada Brussels. Sida ay shaaciyeen Xisbiga UDSP, Etienne ayaa muddooyinkii dambe sheeganayay xunuuno kala duwan. Ninkan oo da’diisu ahayd 85 sano ayaa…
MUQDISHU: Amniga doorashada Madaxweynaha oo laga hadlay

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir-gudoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga doorashada Madaxweynaha oo ay ka soo qaybgaleen Wasiirada Cadaaladda iyo Amniga, Ku-Xigeenka Ergeyga gaarga ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, iyo taliyayaasha ciidamada…