Waddooyinka Muqdishu oo dib loo furay

Isu-socodka dadweynaha iyo gaadiidka ayaa si caadi ah kusoo noqotay kadib dhowr maalmood oo ay saarnayd xanibaad ku aadanayd doorashada Madaxweynaha ee shalay dhacday. Shacabka Muqdishu ayaa bandowgaas xalay jabiyay kadib markii ay waddooyinka isugu soo baxeen iyagoo dhigayay mudaharaadyo…
Garowe oo laga dabaal dagay

Dabaal xoog leh ayaa kasocda magaalo madaxda Puntland ee Garowe kadib doorashadii Madaxweynaha Somalia ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Dadweyne xamaasadaysan ayaa isugu soo baxay barxadda Garowe ka hor dhammaadka wareegii laad iyadoo aan la shaacin natiijada. Shacabka ayaa taageero aan…
Madaxweynihii hore Puntland oo geeriyooday

Madaxweynihii hore Puntland General Maxamud Muuse Xirsi (Cadde), ayaa ku geeriyooday dalka Isutagga Imaaraadka Carabta sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamid ah ehelkiisa.   Cadde Muuse, oo muddooyinkii dambe dalkaas ku noolaa ayaa la sheegay in geeridiisu timid kadib caafimaad…