EL-ALI TRAVEL AND CARGO AGENCY.
Waxaa ay shikadaani xiriir la leedahay shirkadaha duulimaadyada ee ka howgalagudaha dalka sida Daalo,Juba,African. Waxaa ay xarumo ku leedahay 16-ka degmo ee gobolka banaadir iyo qeybo ka mid ahwadamada caalamka.
Shirkadu waxaa ay kuu haysaa dulimaadyo raaxo leh iyada oo Viso kaaga keenaysawadamo caalamka ku yaala sida gandha,KenyaDubai,Malesia,Bakistaan,INDIA,Qadar,Sacuudiga,Egland,iyo wadamo kale oo caalamkaku yaala.
Shirkadu waxaa kale oo ay xiriir la leedahay shirkadaha MARATES,KLM,QADARAIRWEYS,BIRITISH,AIRWEYS,DJABUTI AIRLINES iyo shirkado kale. Wixii Faah Faahin ah kala xirir Maamulka shirkada .
TEL.852615/932611/FAX.932171/Mob.5552901/987004/280088/
iyo 16-ka degmo ee Gobolka banaadir oo ay xarumo ku leedahay.
F.G.shirkadu waxaa ay ku taalaa magaalada Muqdisho wadada aada Garoonka duyuurtadaha ee Aadan Cadde agagaarka Garaashka Xaaji dool.
|