Maqaal:Tabriibe Talo xumaa!

  Go’aan qaadashada qofka waa shey u sahla inuu ku dhaqaaqo arin maskaxdiisa ka guuxaysa, waxana dhacda inuu sameeyo talooyin ,la sheekaysi nafsadiisa iyo shakhsiyaad kale taasoo ugu dambeyn ku riixda inuu sameeyo waxii arinkaasi ka soo baxa. Waayadan dambe…

Axmed-yaasiin Max’ed  Sooyaan. Ciid Mubaarak! Waa Ciid weyneey, waa ciiddii  Xaj-ul-Akbar! Caruurta waxay labada ciid ugu kala yeeri jireen Ciid-weyneey (Ciid-ul-adxaaga) iyo Ciid-yariisay (Ciid-ul-fidhri), waa maalintii weynayd, Alle ha ka aqbalo xajkooda martidii Raxmaanka ee shalay Carafah taagnaa! Waan hubaa…

1.      Salaanta madashaha; Anigoo ku hadlaya afka Ardayada Jaamacadda Hargeysa waxa aan halkan ka salaamayaa, Madaxweynaha, Wasiiradda, Barlamaanka (Wakiiladda & Gurtida), Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa, Maamulka UOH, Shaqaalaha UOH, Martisharafta kale, wax aan ku salaamaya salaanta Islaamka SCWW. 2.     Hambalyanta Ardayda…