Markii hore ayuu qurux kaliya ku raacay. Kolkay labo bilood joogtayna way uuraysatay, markiiba is badal baa ka muuqday jirkeeda. Si dhibsi leh ayuu kula sii joogay. Kolkay shan bilood…

Nin bulshadu ogaatay waxa uu yahay oo go’aan ka gaartay isaga iyo ra’yigiisaba ayaa usoo dhuumanaya aqalkaaga si uu aragtidiisii gaabnayd ama qalloocnayd ummaddu ugu dusiyo ee haka yeelin inuu…