Barlamanka oo Kulan Uga Socda Garowe

6 February, 2016(WN)-Xubnaha baarlamaanka dawladda Puntland ayaa leh fadhi deg deg ah oo ay uga hadlayaan arrimaha masiirka Puntland, waxa ayna dood gaar ah ka leeyihiin Wafdiyada ku soo wajahan deegaanada Puntland, ee doonaya in ay Puntland kala hadlaan aqbalaada…
Baarlamaanka oo ka hadlaya sharciga leylitirka

6 February, 2016(WN)-Barlamaanka Federalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh Xarunta Golaha shacabka ayaa uga hadli doona sharciga “Leylitirka” , iyadoo dhanka kale warbixin ka dhageysanaya guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud habdhowraha baarlamaanka Federaalka…
Madaxwaynaha Gaas oo Garowe lagu sugayo

4 February, 2016(WN)-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Abdiwali Maxamed Ali Gaas ayaa ku sii jeeda magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, oo ay maalmaha nagu soo aadan soo gaari doonaan Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo doonaya in ay dawladda Puntland kala hadlaan…
Madaxwayne Gaas oo Qardho lagu soo dhaweeyay  (Sawirro)

4 February, 2016(WN)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa saaka 04-Feb-2016 kasoo amba-baxay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari isagoo kusoo jeedaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland. Madaxweynaha ayaa intaanu gaarin magaalada Garoowe…