Gaas oo tacsi ka diray Geedirada Cadde Muuse

Gaas oo tacsi ka diray Geedirada Cadde Muuse

 

 

 

 

 

 

Madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Cali Gaas tacsi tiiraanyo leh u diray Maxamuud Muuse Xirsi Madaxweynihii hore Puntland oo ku geeriyooday dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kadib Xanuun hayay muddooyinkii dambe.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Tacsi u Diray Ummada Reer Puntland Iyo Shacabka Soomaaliyeed Geerida Ku Timid Madaxweynihii Hore ee Puntland General. Maxamuud Muuse Xirsi Boqor.

Share This Post

Post Comment