Ciyaar lagu maamuusayay Maalinta degaanka aduunka Ayaa lagu qabtay Garoonka Mira Awaare (Sawiro)

Ciyaar lagu maamuusayay  Maalinta degaanka aduunka Ayaa lagu qabtay Garoonka Mira Awaare (Sawiro)

Garoonka Kubada cagta Mira Aware ee magaalada garowe Ayaa galabtay lagu qabtay ciyaar lagu maa muusayay Malinta deegaanka aduunka oo maanta la xusayay guud ahaa deegaanada Puntland waxaana ka sooo qayb galay Daawashada ciyaartaasi wasiirka wasaarada shaqada iyo shaqaalaha ee Dowlada Puntland C/rixmaan Shiekh axmed c/le ,Wasiirka wasaarad deegaanka, daaqa iyo duur joogta guuleed saalax barre iyo agaasimaha wasaarada shaqada iyo shaqaala Axmeed Tigaana ,

Ciyaartan ayaa waxaa wada ciyaarayay Kooxda Dowlada hoose iyo Nugaal Tiimis ,inta ciyaartu aysan bilaaman ayaa waxaa hadalo kooban ka soo jeediyay wasiirka wasaarad shaqada iyo shaqaalah ayaa waxaa uu sheegay inuu guul u rajaynayo dhalinyarada ciyaaraysa

Wasiirka degaanka guuleed saalah ayaa dhankiisa tilmaamay inay qayb ka tahay xuska maalinta aduunka islmarkaan wixii hadal ahaan ay munaasibadii saakay ku sheegay ayna ku soo gaba gabaynayaan xuska maalinta deeegaan .

Hadal kadib ciyaarta ayaa waxaa daah furay wasiirka wasaarada deegaanka daaqa iyo duur joogta ,

Ciyaara ayaa kaabbiyadii horay waxa ku sioo agaba gabowday 1 iyo 0 iyada oo aya hadka gool aya dhashatay kooda nugaal Tiim ,kaan biyadii labaada ayaa waxaa dar dar la soo gasha kooxda dowlada hoose waxayna keen satay 3 gool ,

Markay ciyaartu soo dhamaatay ayaa waxaa la gudoon siiyay bilado iyo koob waxaana koobkaasi qaaday kooxda dowlada hoose

368

9

10

10

 

18

21

23

26

Waayaha,ne

Garowe,Puntland.

Share This Post

Post Comment