ogaysiis muhiim ah bulshaada ku dhaqan dalka Holland

ogaysiis muhiim ah bulshaada ku dhaqan dalka Holland

Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii 1aad ee Xiligga Qaboobaha.

mutamarkan ayaa noqon doono mid ka duuban mutamarada kale ee ay qabato markaz quba wuxuuna ku bixi doonaa luqadahan.

1. Af- Carabi

2. Af soomaali

3. Af Hollandees

Mutamarka ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah

1- Sh Cabdulbaasid Sh axmed

2- Dr Farid Alkhawtani (Italy)

3- Sh Suldan Gasle (Holland)

4- Sh Faysal Alhaashimi

5- Sh mamduux At-tamaami

6- Sh Abuu ismaaciiil

7- iyo culumo kale Badan

sidoo kale ayaa noqon doono mutamarkan mid lagu qaato dawrooyin cilmi ah hoos ka eeg Flyerka mutamarka

Wakhtiga uu Bilaawmayo Mutamarka  : 27 Bisha December ilaa 29 December

Saacada: Bacdal khudbah

Cinwaanka Halka lagu qabanayo Mutamarka:

Markazquba Schaafstraat 27-29 1021 KD Amsterdam

Cumarfaruuq

Holland

Share This Post

Post Comment