Xalay baan Sheekh Shariif C/nuur Shariif Xasan (Alle ha xafidee) ku booqanay gurigiisa oo ku yaal xaafadda Qasaala ee magaalada Makka Almukarrama. Sheekha muuqaalkiisu wuu qurxoonaa, furfurnaan iyo farxadna way…