Mid ka mid ah ilaalada madaxweyne Barack Obama oo la garan waayey waxa uu yahay Jini iyo Insiba!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏

Mid ka mid ah ilaalada madaxweyne Barack Obama oo la garan waayey waxa uu yahay Jini iyo Insiba!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏

Mid ka mid ah ilaalada madaxweyne Barack Obama ayaa waxaa la sheegay in la garan waayey waxa uu yahay Jini iyo Insi iyadoona la isku raacay inuu ninkaasi uu ka soo jeedo quruumo kale oo aan la aqoon waxa ay yihiin.

Mid ka mid aha ilaalada madaxweyne Obama ayaa waxaa la sheegay inuusan ahayn qof caadi ah  Ninkaan oo ka mid ah ilaalada gaarka ah madaxweyne Barack Obama oo leh muuqaal la yaab leh oo aan u ekeyn bini’aadanka caadiga ah ayaa arintaasi waxay keentay in la isweydiiyo waxa uu yahay ninkaasi,  Ninkaan oo ka soo muuqday kulan madaxweyne Obama hadal ka jeedinaayey ayaa waxaa yaab iyo amakag ku noqday dadkii goob joogayaasha ahaa kulankaas hab dhaqanka ninkaas oo u muuqday mid aan caadi ahayn iyadoona baaritaano la sameeyey lagu ogaaday in ninkaasi uu leeyahay muuqaal ka duwan kan bini’aadanka caadiga gaar ahaan wajigiisa oo ah nooc kale.

Ugu dambeyntiina iyadoo ninkaas aan caadiga ahayn ee ka tirsan ilaalada gaarka ah ee madaxweyne Obama uu muran wey ka dhashay ayaa dadka qaar waxay shegeen inuu ninkaasi uu yahay qof caadi ah oo waxa la sheegaaya aysan waxba ka jirin, Ninkaan oo qaar ka mid weryayaasha caalamka ay baadi goob u galeen ayaa waxaa la sheeagy inaysan u suuro galin la kulankiisa iyadoona la sheegay inaan la arkin muuqiisa inta badan, Sidoo kale ayaa waxaa jira warar kale oo sheegaaya inuu ninkaasi  yahay nin ka mid ah sirdoonka dalkaas Yuhuuda.

Halkaan ka daawo: http://www.youtube.com/watch?v=69dI-4Ya9v0

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com

Share This Post

Post Comment